U gudub nuxurka bogga
SABAAD

niyadjab1

Magac Lab
Xaraf NSubg NI8 xar
La Mid Ahniyajab1Magac Lab
1

Rajoxumo ka dhalata wax sidii laga rabay noqon waayay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa wax la fahmi karo in marxaladda qallafsan ee lagu jiraa ay keeneyso niyadjab, daal iyo isku-kalsooni la’aan badan.

”
“

J: Dhinaca xirfadayda heerkeeda 2002, waxaan xusuusan doonaa koobkii Adduunka ee Kuuriya/Jabaan, waxay ahayd Niyadjab aanan cabiri karayn.

”
“

Haweenkii kulanka joogay ayaa waxay sheegeen inay sii wadayaan howsha nadaafadeed, iyagoo xusay in qaraxii dhacay uusan wax niyadjab ah ku keenayn howlaha iskaa-wax-u-qabsada ah ee ay qaranka u hayaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

N · NI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
niyadjab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD