U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naxash

Magac Lab
Naxwenaxash/-shyo, m.dh
Xaraf NSubg NA6 xar
1

ld nacash (2)

Tusaale Dheeraad ah3

“

Adinka ayaa hal naxash kuwada duula (diyaarad), oo nimba ninka kale shaqadiisu ay ku xirantahay kan kale noloshiisa iyo tan dadweynaha rayid ah ee idin soo miciin bida inaad geysaan goballadooda ee dhan walba iska-kaashada.

”
“

Cali dhere wuxuu hadalka uu siiyay saxaafada ku sheegay in dalalka Burundi iyo Uganda ay kala baxaan ciidamadooda Somalia hadii kale dib loo celin doono iyagoo naxash ku jira, isagoo dalalka kale ee Afrika uga digay inaysan ciidamo u soo dirin Somalia.

”
“

Diirad lagu eegay bahalkaas oo sakaraad hawada dhex rafanaya, ayaa dambaskiisii naxash lagaga ururiyay laamaha dalkaas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

naxash/-shyo, m.dh

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naxash - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD