U gudub nuxurka bogga
SABAAD

muslimad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf MSubg MU8 xar
1

(dii.) Haweeney diinta Islaamka rumaysan.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Diintu waxay ka qabto ku dhaqankiisa waa ku waajib ku kastaa oo muslin iyo muslimad ah oo yaqaan marka la aqrinayo Qur’aanka.

”
“

Muslimad Caqliga dartiis u Cabaadaysa), marka lagu daro qisadii filinkii (Submission) (Hoggaansamid), waxa kale oo ku jira kulamo dhowr ah, khudbooyin iyo qoraallo ay Ayaan Xirsi muddooyinkii ugu dambeeyay daabacday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
muslimad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD