U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mucaaradnimo

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MU12 xar
1

Mucaarad ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaan leeyahay rag qabqablayaasha ah ee qas wadeenka ahi waa raggii xukuumadihii hore wasiiradda ka soo wada qabtay, ee markii ay waxba wadi kari waayeen xilkii laga qaaday, ka dibna mucaaradnimo wada galay.

”
“

Bilowgii sanadihii 1870-aadkii, Yuusuf wuxuu caddaystay mucaaradnimo maamulka.

”
“

C/qaasim Salaad Xasan oo ka digay Mucaaradnimo lagala hortago Dowlada uu Madaxweynaha ka yahay Sheekh Shariif.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mucaaradnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD