2
Dukaan buuggagta, wargeysada, waraaqaha xafiiska iwm loogu iibsho.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Dhinaca kale Faysal Cali Hirad oo loo qabtey dilkii loo gaystey Xildhibaan Maxamad Xasan Jibril Jan 19,2009 isagoo markaas ku sugnaa maktabad buugta lagu gado taasoo ku taala bartamaha magaalada Bosaso ayaa lagu xakumey toogasho.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
