U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maayad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Qulqulka biyaha badda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maayad ama Ampeere Sumadeeduna waa (A) waxaa lagu cabiraa koronto ama waxii dab ah oo dhan ee ka sameysan Elektariik.

”
“

Muraayad kasta oo baabuurku leeyahay waxa dallacaya, fadhiisinaya, riixaya ama maroorinaya maayad dab (laydh) oo caag yar oo aad riixdaa kaa xigo.

”
“

Sidaas darteed, ayuu guddigu goostay inuu muddeeyo doorashada u horaysa, taas oo ay u arkayeen in ay tahay Maayad dhaqaajin karta doorashada, laakiin taasina way shaqayn wayday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maayad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD