U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maaweelin

Magac Fal
Xaraf MSubg MA9 xar
1

.dh maaweeli.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Samafale Nuur Daalacay, in badan baad aragteen isaga oo warbaahinta la iska arko uga ducaynaya Somaliland, markan isaga iyo Batalaale oo xayi ah, ayaa laga bilaabo 7:30 ilaa laga gaadho saq dhaafka 1:30pm idin maaweelin doono.

”
“

Saaxiib ha is maaweelin, guurku waa sharafe ee yay mijintu kuu sheekayn.”

”
“

Ilaa dhowr iyo kontonkii qarnigii hore, Timacadde maansadiisu waxay u badnayd kaftan, haasaawe iyo maaweelin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maaweelin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD