U gudub nuxurka bogga
SABAAD

samafale

Magac Lab
Naxwe-layaal, m.l/dh
Xaraf SSubg SA8 xar
1

Qof wax wanaagsan sameeya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Faadumo Jaamac Jibril, oo ah samafale aasaastay hey'adda HornRelief ayaa bilad caalami ah ku guuleysatay.

”
“

Laba nin oo dabley hubeysan ah, oo aan heybtooda la garan, ayaa fiidkii Arabacada toogtay oo dilay C/qadir Yusuf Kaariye (Owliyo), oo ahaa samafale quudin jiray dadka ku barakacsan aagga Lafoole ee duleedka Muqdisho.

”
“

Dabayaaqadii todobaadkii hore ayay ahayd markii Garoonka Diyaaradaha Dhuusa-mareeb laga qafaashay 4 samafale iyo duuliye oo u kaxeynayay diyaarad u kireysneyd, kuwaasi oo dhamaantood ajnabi ahaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-layaal, m.l/dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
samafale - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD