U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maal1

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf MSubg MA4 xar
1

Hanti. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Anagu waxaanu qabnaa in la qaban karo doorashooyinka dawladaha hoose iyo kuwa madaxtooyada iyo baarmaankaba” sidaa waxa yidhi gudoomiyaha ururka UCID, Faysal Cali-waraabe, isaga ka hadlaya shir-jaraa’id maalin maal-maha ka mid ah.

”
“

Boqortooyadii ayaa waxay ku sigatay in dagaal sokeeye ka aloosmo, kaas oo sigay in dhiig badan daato haddii uusan soo dhex-galeen nin maal-qabeen ahaa oo Cadan ka yimid.

”
“

Aadan Maal isaga oo taas ka jawaabaya wuxuu yidhi: direyskii Ciidanka lebbisnaa Ibraahim Kood-buur iyo Ibraahim Carab oo aan derejo sidan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD