U gudub nuxurka bogga
SABAAD

loxos

Magac Lab
Xaraf LSubg LO5 xar
1

Meel cusub oo markaas la degey.

2

L. ah: dad iyo xoolo degaan cusub degey.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Fajac loxos markaan, faaqid kala daalay.

”
“

Xildhibaanadan oo kala ah C/rashiid Xidig, Loxos iyo Xildhibaan Waayeel ayaa waxa ay daboolka ka qaadeen in aysan marnaba aqbali doonin, maamulada ay iskood u sameynayaan beeshaas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L · LO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
loxos - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD