U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lillaahi

Magac Dheddig
Xaraf LSubg LI8 xar
1

Daacadnimo.

2

L. ah: qof daacad ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Waxaa dhawaan Gobolka "California" ee dalka Maraykanka ku geeriyootay, Alla ha u naxariistee, Marwo Zeynab Shiikh Maxamed Yaxye, ka dib markii ay in muddo ah ku xanuunsanayd halkaas.

”
“

Innaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Ma dhinte waa Alle ee marxuumka alle ha u naxariisto!

”
“

“Innaa Lillaahi Wa inaan ileyhi Raajicuun, Geeriduwaa xaq, noole walbana waxuu marayaa dhimasho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

L · LI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lillaahi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD