U gudub nuxurka bogga
SABAAD

liif1

Magac Lab
Xaraf LSubg LI4 xar
1

1.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka lasoo bandhigay ayaa waxaa sidoo kale ku jiray wiil dhalinyaro ah oo lugta ka dhaawacan kaasoo uu sarkaalka la hadlay saxaafaddu sheegay inay ku qaraxday miino uu dhigayay xaafada Suuq Liif oo ka tirsan Degmada Dharkeynley ayna isaga dhaawacday.

”
“

Saalax Liif Sida uu saxaafad u sheegay Madaxweynaha Dowlada Faderaalka Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay Taliye Cusub uu Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeesh.

”
“

Saalax Liif, ayaan wax hadal ah kasoo saarin xil ka qaadista lagu sameeyay, mana jirin wax xil wareejin ah oo uu sameeyay markii taliyaha cusub la magacaabay, iyadoo Milateriga DF lagu eedeeyo inay inta badan dhac ka geystaan Magaalada Muqdisho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L · LI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
liif - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD