U gudub nuxurka bogga
SABAAD

liidid

Magac Fal
Xaraf LSubg LI6 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Quudhsigu waa cay, yasid, liidid, maagid, hanjabaad iyo bahdil.

”
“

Carabtu haddii ay isku dayeen inay iidheh u sameeyaan geela, haddana marka lo'da loo yimaado waxaan arkaynaa iyaga oo liidid iyo bahdil xun ku markanaya.

”
“

Isir-takoorkuse waa marka bulsho isirkeeda la takooro, laga faquuqo; aan laga guursan, loona diido inay bulshada inteeda kale ka guursadaan, loona geysto nasab cay, yasid, liidid, maagid, hanjabaad, maskax-dil iyo jidh-dil intaba.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

L · LI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
liidid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD