U gudub nuxurka bogga
SABAAD

liid1

Magac Lab
Xaraf LSubg LI4 xar
1

L. ah: qof jilicsan oo tabar yar.

2

Nacas, doqon.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qayb ka mid ah xuubka amiibada ayaa wuxuu noqdaa liid ku wareegsan dalool cunteed ku dhex jira saytoobalaasamka.

”
“

Labada foole sare wuxuu ku lahaa dabar cas oo laba liid ah, oo markuu qoslaayo aad loo jeclaysto."

”
“

Intaa mida hore marka ay tahay liid iyo diciif wa marka dedaalka bulshadu liitaan waxaana nolosha lagaga guulaysan karaa akhristaw inaad ku dedaasho sidii aad uga hortegi lahayd waayaha dalkaaga haba kugu adkaatee.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L · LI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
liid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD