U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lataliye

Magac Lab
Naxwe-yayaal, m.l/dh
Xaraf LSubg LA8 xar
1

Qof aqoon gaar ah ku taqasusay oo arrimaha la xiriira kala taliya madax dawladeed ama hay'adeed iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Nidaamka baxnaaninta xirfadda shaqada, lataliye ayaa bixiya adeegya qof ahaaneed oo toos ah si ay kaaga gargaaraan kobcinta barnaamij qof ahaaneed oo kuu horseeda shaqaalayn wax tar leh.

”
β€œ

Lataliye tababaran ayaa jooga oo ka jawaabi doona su’aalaha, ka gargaari doona xallinta dhibaatooyinka oona bixin doona hagitaan.

”
β€œ

Ninka Suldaan ka ah wadanka Brunei waa Xassanal Bolqiya, suldaanka waxoo doortaa wasiir lataliye ah oo ku caawiyo shaqada oo qabanaayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yayaal, m.l/dh

Xarafka

L Β· LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lataliye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD