U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kurtun

Magac Lab
Naxwe-ummo, m.dh
Xaraf KSubg KU6 xar
1

Qori ama jirrid geed oo gaaban oo dhulka ku aasan oo afkiisu soo taaganyahay.

2

Laan la gooyey oo intii hartay ay geedka ka soo taagantahay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Abdullahi Hassan Yusuf (Spima) isla marakaan waxaa la wareegay hadlka mudane Osman Ahmed Ali (Kurtun Waareey) isagoo isla marka ahaan jiray gudoomiyihii hore ee Kurtun Waareey.

”
β€œ

Hay'adda Concern oo ka mid ah hay'adaha samofalka ee ka howlgala Gobolka Shabelada hoose ayaa waxay maanta lacago u qaybisay beeraleyda deegaanka Kurtun-waarey.

”
β€œ

Waxaa riwaayadaas ku jira in ay Khadir aqoodeen oo ay dheheen: waa addoonkii Ilaahay ee wanaagsanaa, ka qaadi mayno kiro oo uu jeexay (doontii), uuna (meeshuu jeexay) kurtun ku dhakabiyey.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ummo, m.dh

Xarafka

K Β· KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kurtun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD