U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kolay

Magac Lab
Naxwe-yo, m.dh
Xaraf KSubg KO5 xar
1

Kiish ama qandi alaabta lagu rito.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kolay anigu ma filayn guddi doorasho oo magacaabisteedii aan loo dhamayni in ay sidaas u hawl galaan.

”
“

J: Kolay Haa, anagana ilaa iyo hadda ninka Madaxweynaha ah ee noo ah waa isaga, laakiin sharciyeyntii iyo habkii waxaa la marayaa habkii aan kuu sheegay in hadhow la xalaal doono cidii doonto ha noqotee.

”
“

S: Maryan Cabdillaahi Suldaan waxaa tahay gabadhii uu abwaanku ku curtay, kolay dad badan baa iswaydiinaya marka la yidhaahdo maanta maryan ayaa halkan waraysi lagaga qaadayaa, tolow maryan oo ahayd curadii abwaanku halkay ku nooshahay maanta?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yo, m.dh

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kolay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD