U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kiis1

Magac Lab
Naxwe-sas, m.l
Xaraf KSubg KI4 xar
1

Dacwad maxkama-deed. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaan kaloo la yaabay, ruux foojari inuu sito ay ku cadeeyeen Wasaaradda Beeraha, Xeer-ilaalintii iyo dembi-baadhistii oo kiis qabtaba aan la hayn.

”
“

Madaxda dowladda, madaxweynaha ama xisbiyada siyaasadda midkoodna uma sheegi karo garsoore maxkamad sida uu go’aan aga gaari lahaa dacwad ama kiis.

”
“

Hay'adda WHO waxay intaas ku dartay in la geeyay goobaha uu cudurkan ka dillaacay qalabkii iyo daawooyinkii lagula dagaalami lahaa, iyadoo la sheegay in 2,000 oo kiis oo cudurkan ah laga heli karo goobaha ku dhow caasimadda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-sas, m.l

Xarafka

K · KI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kiis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD