U gudub nuxurka bogga
SABAAD

garsoore

Magac Lab
Naxwe-rayaal, m.l/dh
Xaraf GSubg GA8 xar
1

Nin sharci yaqaan ah oo u idman inuu dadka u garnaqo.

2

Ninka ciyaaraha kubbadda dhexdhexaadiya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Max-kamadda gobolka sanaag: 1-Axmed Saalax Yoonis, gudoomiye iyo 2- C/raxmaan Xuseen Nuur, garsoore.

”
“

Baydhabo (AllPuntland) - Warar ka imaanaya magaalada Baydhabo ee gobalka Baay ayaa tilmaamaya in Madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya uu cafis u fidiyay Gudoomiyihii Maxkamada sare Yuusuf Cali Haaruun iyo garsoore Maxamed Nuur shegow.

”
“

Madaxda dowladda, madaxweynaha ama xisbiyada siyaasadda midkoodna uma sheegi karo garsoore maxkamad sida uu go’aan aga gaari lahaa dacwad ama kiis.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rayaal, m.l/dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
garsoore - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD