U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khad

Magac Lab/Dheddig
Xaraf KHSubg KHA4 xar
1

Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ingriiska markaas wuxuu ka waday Bariga Africa dhisitaan khad tareen oo isku xidha wadamada Bariga Africa.

”
β€œ

Tangent waa khad ama Goobo meel iska taabta laakiin aan is jarin.

”
β€œ

Behuko Barigye uu sheegay in Islaamiyiintu ay kusoo dhawaadeen Khad-Cas oo ay ku leeyihiin Waqooyiga Muqdisho, isagoo sheegay inay iska riixeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

KH Β· KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD