U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khaatumo

Magac Dheddig
Xaraf KHSubg KHA8 xar
La Mid AhkhaatimoMagac Dheddig
1

Sida wax waliba ku dhammaadaan ama ku dambeeyaan; ciribdambeed.

Tusaale Dheeraad ah3

“

GAROOWE : M-waynekuxigeenka Puntland oo si kulul uga hadlay Shirka Khaatumo 2 iyo waxyaalihii ka soo baxay January 21, 2012 6:50 pm GMT - Written by Editor - Edited by PP Garoowe:-M-kuxigeenka Puntland Gen.

”
“

Maamulka Khaatumo ayaa waxaa looga dhawaaqay dhammaadkii sannadkii hore deegaanka Taleex kaddib shir halkaas la socday dhowr toddobaad, waxaana la sheegay in maamulkan uu yahay mid taageersan dowladda Soomaaliya.

”
“

Dagaal u dhexeeya maamulada Somaliland iyo khaatumo Stite oo ka dhacay magaalada Laascaanood xaalada magaalada laascaanood ayaa waxaa ka taagan xiisado dagaal Dowlada Jarmalka oo Soomaaliya u ogolaatay lacag ku dhow 100 milyan Dollar.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khaatumo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD