U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kar1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf KSubg KA3 xar
1

Aburka kulaylka biyaha iyo wixii la mid ah soo saaraan.

2

Cad wax lagu karo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wafdiga Madaxweyne Cadde Muuse ayaa waxay soo mareen magaalada Qardho ee xarunta gobalka Kar Kaar halkasoo ay ku soo yara hakadeen, imaashaha Madaxwaynaha magaalada ayaa horay loo shaacin.

”
“

Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa shaaciyey inay Somaliland 12-kii hooyo ee umul ahba ay midkood u dhimato dhiig-bax iyo dhiig-kar, kadib markii ay waayeen daryeelkii caafimaad ee loo fidin lahaa.

”
“

Waxaan galnay kar-kaar iyo siriq siyaasadeed iyo dagaal murugsan, markaan iska hornimid oo aan diidney in aan is fahanno.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD