U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kadab

Magac Lab
Xaraf KSubg KA5 xar
1

Calaf Eebbe kuu qoray; risiq.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Washaysiga kanshada kuu helaa ‘ kuuma uu tudho e Kii ku dilay adoo kaalmo iyo ‘ kadab ka dhawraaya Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga ku saartay?

”
“

Sidaas ayay labadoodiiba hubkii iyo wixii ay beelaha u kala dhiibteen ee kadab-goyntooda loo adeegsaday ka wada qaaday oo intuu meel isugu keenay miciin uga dhigay magacii iyo calankii maga xumadaa hoos tiilay.

”
“

Mid kuwaa ka dhigan baan arkoon kadab u laabneyne Inta uu kashbacay oo kibroo kamman wan weyn yeeshay Yuu niman karaamiyo colba leh kiish ka buuxsadaye Ka shib dhaha Islaamoow naftii kii ladnaa gadaye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kadab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD