U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kabtan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Sarkaal saddex xiddigood leh; dhamme.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kooxda Arsenal ayaa ku guuldaraysatay inay gacanta ku dhigto kabtan Cafu, taasina waxay keentay inay baayacdo difaaca Tottenham ee Stephen Carr.

”
“

"waan ku faraxsanahay talaabada ay qaadeen ciidamadeena kuwaasoo si nabad ah ku soo badbaadshay Kabtan Richard Philibs wax gorgortan ah kama.

”
“

Kabtan Keane, kumuu guulaysan kulan keliya, kahor intii aan ciyaaryahanka Manchester muran la demin kari waayay kala hor-yimi tabobaraha Ireland Mick McCarthy, oo markii dambe gurigiisii ku celiyay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kabtan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD