U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kabaal

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela kala duwan lagu dhigo; udub.

2

Kal xoog leh oo awrta marka la dhaaminayo la isticmaalo.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Cilmi Rooble Furre (Kabaal) ayaa hadal uu halkaasi ka jeediyey, waxa faahfaahin kaga bixiyey shaqada ciidanka Booliska Somaliland iyo siyaasadda horumarineed ee ay u dejiyeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

K Β· KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kabaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD