U gudub nuxurka bogga
SABAAD

juuni

Magac Lab
Xaraf JSubg JU5 xar
La Mid AhjawaanMagac Lab
1

Kiish ka samaysan liilammo ama xargo yaryar oo la isku falkiyay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

C/laahi Farax Juuni ayaa baryihii ugu dambeeyay wax ilaalo aysan la socon walow markii xalay falkan dilka ah uu dhacayay uu la joogay wiil dhalinyaro ah kaasoo isna ku dhaawacmay weerarkaasi.

”
“

G/Sare Cabdulahi Faarax Juuni ayaa xilka abaandulaha ciidamada DFKMG ah gooblka Hiiraan waxaa uu qabtay mudo 6 bilood ka hor ka dib markii uu xilkaasi ka geeriyooday Col.

”
“

Kuwooda xagga lokaalka(Degmada) ugu cadcadaa waxaa ka mid ahaa: Jidoow Maxamed, Baaba Tiirka, Maka Juuni,Maryan Xabasho.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

J · JU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
juuni - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD