U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jujuub1

Magac Lab
Xaraf JSubg JU6 xar
La Mid Ahjajuub1Magac Lab
1

Qasbidda qof wax uusan raali ka ahayn lagu sandulleeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hase yeeshee wixii ay tirsanayaanba waxa ay caddeeyeen in aanay u marayn jidkan qodxanta badan ee qardajeexa iyo is-miidaaminta ku salaysan ee jujuub wax-ku-doonnimo.

”
“

Muddadaas aan dalka ku sugnaa waxa aan arkay halis badan oo bulshadu, iskeed iyo jujuub ba, dhexqaaddo.

”
“

Walaalayaal muwaadiniin, waxaan idiin caddeynayaa in Soomaaliya jujuub iyo xoog wax ku raadin ay ka dhammaatay, waxaa dadweynuhu ka caban jireen dowlad Soomaaliyeed oo ra’yigooda tixgelineyn xoogna ku maamuleysa arrimahooda iyo aayahooda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

J · JU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jujuub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD