U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jajuub1

Magac Lab
Xaraf JSubg JA6 xar
1

Qasbidda qof wax uusan raali ka ahayn lagu sandulleeyo.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Laakiin si taa ka duwan kufsigu wuxuu ku dhisan yahay jajuub iyo dhagar, wuxuuna dhexmaraa nin iyo haweenay midkood la khasbay1, ama aan qaangaar ahayn, ama maankiisu uusan dhammayn.

”
“

Waxaa kale oo naxdin leh sawirka ay ka bixinayso qoyskeeda sida aabaheed, hooyadeed iyo ayaydeen, kaas oo ah mid madow oo cadaadis, dhibaato, jajuub iyo silic ka muuqdo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jajuub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD