U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jiingad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf JSubg JI7 xar
1

Bir qiro yar oo guryaha dusha laga saaro; tarniig.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Mas'uulkan wuxuu sheegay in dadka qaarkood ay kala geeyeen laba isbitaal, balse ay dib isugu keeneen, iyadoo dadka dhintay ay ku jireen haween iyo laba caruur ah oo ay dhashay, kuwaasoo madfac uu kula dhacay gurigooda oo jiingad ahaa.

”
“

Weriyayaal Haatuf ka tirsan oo shalay booqday ilmahaa yar oo ay gacanta ku hayaan hooyadii iyo aabihii waxay degen yihiin xaafadda Idaacadda ee magaalada Hargeysa, waana qoys sabool ah oo ku nool makhsin jiingad ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jiingad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD