U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jihaysan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf JSubg JI8 xar
La Mid AhjahaysanFal Magu (4)
1

Wax la jaheeyey ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Dalkeennu wuxuu ku gudo-jiraa Qorshe cusub oo ku jihaysan dalka Ciraaq.

”
“

Guud-ahaan Somaliland xilligan marka laga reebo Camuud oo leh xarun waxbarasho oo beeraha ah, ma leh goobho waxbarasho iyo xarumo cilmi-baadhsieed oo ku jihaysan dhinacaa.

”
“

Timaaddaduna ma soo qurux badna waayo faca imika kacay, weliba inta waxbaratay, badankoodu waxay ku jihaysan yihiin fulaynimada fikirka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jihaysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD