U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jahaysan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf JSubg JA8 xar
1

Wax la jaheeyey ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Argtida Aqoonyahanada ee ku jahaysan Doorashadii Madawynaha.

”
“

Marka arrintan laga raaco xaqiiqooyinka muuqda, waxa jira calaamado muujinaya in koonfurta Afrika oo ah guddoonka ururka Midowga Afrika ee AU in ay u jahaysan tahay maqaalka qaddiyada aqoonsiga somliland.

”
“

Sida la ogsoon yahay, waxa baryahanba socda dhaqadhaqaaqyo taageero oo ku jahaysan xagga xisbiga Kulmiye oo ah xisbiga ugu wayn mucaradka oo dadku ay u muujinayaan kalsooni keeni karta inay ku guulaystaan doorashada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jahaysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD