U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jengeli

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf JSubg JE7 xar
1

Nin aan ilbax ahayn; badaw.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Marxuum Jengeli waxa uu ka mid siyaasiyiintii Soomaaliyeed ee jagooyin muhiim ah oo kala geddisan ka soo qabtay xukuumadihii Soomaliyeed iyo mudadii xoriyadda ka horba.

”
“

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jengeli ayaa horay halkaasi u joogay, isagoo halkaasi uga qeybgalay shirkii Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta oo shalay lagu soo gebagebeeyay dalka Liibiya.

”
“

Waxaa kale oo ka qeyb geli doona, wakiillo ka socda dowlado iyo ururro lagu marti qaaday oo uu ka mid yahay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cali Axmed Jaamac Jengeli.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

J · JE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jengeli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD