U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jadwal

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf JSubg JA6 xar
1

Qorshe ammineed muujinaya sida hawl loo fulinayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Labadooduba waxay sameeyeen shax jadwal leh guruubyo iyo heerar muujinaya sida curiyeyaashu qaraabada u yihiin.

”
“

. Barid xadaynta waqtiga: 1. Bar ilaanita waqtiga, una samee jadwal waxbarasho, cayaareed, iyo mid hurdo.

”
“

Dhanka DF ayaa waxay iyaguna soo jeediyeen in la geeyo dalka Somalia ciidamo ka socda UN-ka oo badala kuwa Ethiopia, loona sameeyo bixitaanka ciidamadaas jadwal lana abuuro jawi daganaasho oo ay ciidamadu ku bixi karaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jadwal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD