U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jaantus

Magac Lab
Naxwe-syo, m.dhXisaab
Xaraf JSubg JA7 xar
1

Naqshad ama sawir lagu muujiyo fikrad. jaantus Argrand m.l (xis.) (Sallax murakab) Laba addimaale habdhiska kulannada kaartis ee lagu muujiyo tirooyinka murakabka ah. Tirada x + iy waxa lagu muujin karaa barta kulannadeedu yihiin (x, y).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iyadoo tusaale ahaan laga tagayo xog dhab ah ama la adeegsanayo jaantus khaldan, ayaa la soo bandhigi karaa warbixin been ah iyadoo laga dhigayo inay run tahay.

”
“

KH- Qaab dhismeedka ururka iyo qaab dhismeedka maamul oo jaantus ku samaysan, hadii uu shirweynuhu wax ka bedelay kii aasaaskii ururka.

”
“

Qaab dhismeedka ururka iyo qaab dhismeedka maamul oo jaantus ku samaysan, hadii uu shirweynuhu wax ka bedelay kii aasaaskii ururka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo, m.dh

Cilmiga

Xisaab (xis.)

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jaantus - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD