U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jaahil

Magac Lab
Naxwe-liin/-llo, m.dh
Xaraf JSubg JA6 xar
1

Qof aan wax akhrin, waxna qorin.

2

Kas-gaab.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Siciid, si aan ugu muujiyo sidaan uga helay qoraalkiisa iyo inaan jaahil ka ahaa gabayaanimadiisa.

”
“

. Qolooyinka isu magacaaba aqoonyahanada laakinse runtii jaahil ka ah diintooda.

”
“

Maanta se bal Madxaweynaha oo socdaal sanqadh yar qurbaha ku soo gaadhay aan ku soo dhoweeyo ereyo diiran oo ay weheliyaan su’aalo meel walba leysku weydiiyo, una hawl yar jawaabahoodu, hadday la noqoto inuu inaga jaahil bixo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-liin/-llo, m.dh

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jaahil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD