U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iya1

Magacuyaal Ebyoon
Xaraf ISubg IY3 xar
La Mid AhiyadaMagacuyaal Ebyoon
1

Magacuyaal tilmaama qofka saddexaad ee kelida oo dheddig ah .

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iya Maxamed wuxuu difaacay in ay kulamadan iskaga masaxayaan niyad-jabkii ay ka cabanayeen ee koobka adduunka kaga dhacay.

”
“

Warkan waxaa soo saaray Guddoomiyaha Fecafoot Iya Maxamed oo ka qaybgalay dood telefishanka ah oo ka dhacday magaalada Yaounde, oo laga hadlayay nusqaantii Cameron kala kulantay tartankii dhawaan lagu soo gebogebeeyay Korea iyo Japan.

”
“

Waxa kale oo iya na aan la difaaci karin nolosha miyiga, waa dani ku badday, waa nafta ku qabo, waa halkii bini-aadamku ka soo bilaabay noloshiisa in bulshada lagu horjoogaa na noqonmayso horumar ee waa dib u dhac iyo nolol la'aan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)

Xarafka

I · IY

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iya - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD