U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ixsaan

Magac Lab
Xaraf ISubg IX6 xar
1

Wanaag cid loo galo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"waxaan ku baaqeynaa in gaar ahaan mucaaradka Dowlada in deg deg loo joojyo Dagaaladaasi wixii la isku hayana wadahadal lagu dhameeyo" ayuu yiri Xoghayaha Guud ee Ururka Islaamka Akmala-diin Ixsaan.

”
“

Xoghayaha Guud ee Ururka Islaamka Akmala-diin Ixsaan ayaa sheegay in dag aalada ka dhacaya Muqdisho ay yihiin kuwo aan la aqbali karin islamarkaana ay tahay mid ka baxsan bini'aadanimada.

”
“

Ilaaha abuurtay mooyee, cid maanta Soomaali ixsaan u heysaa ma jirto.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I · IX

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ixsaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD