Tusaale Dheeraad ah3
Qoraalkaasina wuxuu qornaa sidan: "Anigoo ah mudane C/laahi Aw Aaden kana mid ahaa xildhibaanada dawladda carta, horana istiqaalad u dhiibay, kuna soo laabtay dalkaygii hooyo ee Somaliland.
”Waxaan mar labaad idinla socodsiinayaa inaan istiqaalad ka dhiibay xilkii aan ka hayay dawladda carta ee Muqdisho.
”Cabdi-jibaar Maxamed Cabdi, istiqaalad uu hore ugu faafiyay wargeyska Jamhuuriya, oo uu iskaga casilay xilkii wasiirnimo ee uu hayay.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Magac Dheddig (m.dh)
I · IS
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
