U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ilbiriqsi1

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf ISubg IL9 xar
1

Muddada u dhexeysa il baalasheeda si deg deg ah la isugu qabtay, degdegna loo kala qaaday.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Digrii kasta oo loolku iyo dhiguhu leeyihiin waxaa loo qaybin karaa daqiiqo iyo ilbiriqsi.

”
“

Digrii kasta wuxuu leeyahay 60 daqiiqadood oo loo qoro 60', daqiiqad kasta waxay leedahay 60 ilbiriqsi oo loo qoro 60''.

”
“

Sawirku waxuu ina tusayaa waxa loo yaqaan meerto iskudhafan taasoo tirin karta malaayiin xisaabeed ilbiriqsi walba.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

I · IL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ilbiriqsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD