U gudub nuxurka bogga
SABAAD

huri

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf HSubg HU4 xar
1

Dab shididdiisa bilaabid.

2

Dab ololin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa ii muuqata inaysan arrintu huri doonin in Soomaalidu ay halgan hor leh isku diyaariso.

”
“

Geeridu waa xaq oo qof-na huri maayo, waase wax dabiiciya in ay naxdini ku saaqdo marka aad maqasho qof aad garanayso oo dhintay.

”
“

Haddii-se aad xaqsoorkiyo cadliga, haamaha u tolayso, Ma waxaad midkood huri lahayd, hagari waa ceeb’e.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
huri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD