U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hiraab

Magac Dheddig
Naxwe-bo, m.l
Xaraf HSubg HI6 xar
1

Saacadaha dambe ee habeenka inta aan waagu beryin.

2

Cuntada soonka ee la cuno habeenka saacadihiisa dambe inta aan waagu beryin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baq loga direy Muqdisho PL & Somaliland Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ah Imaamka beelaha Hiraab ayaa baaq u diray maamulada Somaliland iyo Puntland isagoo ka codsaday in ay joojiyaan dagaalada iyo xiisadaha colaadeed ee u dhaxeeya labadaasi dhinac.

”
“

Wafitagan ayaa waxaa warar aan la xaqiijin sheegayan iney kamid yihiin Gudomiyaha Barlamanka Somalia Aadan Madoobe, duqii hore ee gobolka Banaadir Maxamad Dheere iyo oday dhaqameedyo uu kamid yahay Imaanka beesha Hiraab.

”
“

Imaam Maxamuud oo ahaa imaamka beesha Abagaal iyo kan beelaha Hiraab ayaa xanuun awgiis ugu geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-bo, m.l

Xarafka

H · HI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hiraab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD