U gudub nuxurka bogga
SABAAD

her

Magac Dheddig
Naxwe-ro, m.l
Xaraf HSubg HE3 xar
1

Riyo ama ido ku nool degaan aysan u dhalan.

2

Nooc idaha ama riyaha ka mid ah oo baryari u dhashay.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Dadka Reer baraarsil ayaa foodhi, geeraar iyo wishiiri la biqleeyey, iyadoo ay dumar badan oo uur lahaa farxad la umuleen markii ay maqleen “Baraarsil world Cup cajiing with her legs”.

”
“

Tan labaad waxay tahay dhibaatada iyo waxyeelada nabaad-guurka oo gaadha her halis ah oo aan sugi karin inta la sameynayo sahan dhammaystiran.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ro, m.l

Xarafka

H · HE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
her - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD