U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hanjabo

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HA7 xar
La Mid AhhanjabidMagac Fal
1

.dh hanjab.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Axmed Diiriye waxaa uu ku tilmaamay arin laga xumaado in arimo nabadeyn ah oo ka wadaan Muqdisho gaar ahaan dhex dhexaadin ay ka dhex wadaan dhinacyada iska soo horjeeda darteed in nafsadooda loo hanjabo.

”
“

Kuwa kale ayaa ku mutaystay in loogu hanjabo dil.

”
“

Madaxwayne, Daahir Riyaale marka loo hanjabo ayuu wax bixin jiray ee adigu hadaananad xaqsoorayn hanjabaadna ka gabawday sharcigiina aan laguu soo gudbinayn dariiqee laguu soo maraa?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hanjabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD