U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hagaag1

Magac Lab
Naxwe-gyo, m.dh
Xaraf HSubg HA6 xar
1

Oogada dadka inteeda hore; soojeed.

2

H. ah: toos; wanaag; sax. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hagaag, si kastoo aadanahu isu ilaaliyo ilduuf iyo majara-habaw kama dhamaado.

”
“

Heeryadii gumaystaha markii ay Masar hagaag isaga tuurtay.

”
“

Laakiin waxan filayaa in dawladaha qaarkood u baahan yihiin inay bilaabaan inay ka fekeraan in xaaladduhu ay ka duwan yihiin sidaa oo aan wax walbi hagaag ku dhammaanayn - sababtuna waa waxaynu isha ugu wada haynaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-gyo, m.dh

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hagaag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD