U gudub nuxurka bogga
SABAAD

habacsanaan

Magac Fal
Xaraf HSubg HA11 xar
1

.dh habacsan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gudoonka Baarlamaanka ayaa horay ugu baaqay Xildhibaanada ka maqan Xarunta Baarlamaanka in ay si deg deg ah ku soo xaaroodaan, taasoo ka dambeysay qabsoomi la'aaan iyo habacsanaan ku timid howlihii horyaalay Baarlamaanka.

”
“

Degaanada Maamul goboleedka Puntland hoos yimaada ayaa waxaa wayadaan dambe ay caan ku noqdeen afduubka loo gaysto Maraakiibta iyo dadka kale ee ajaanibta ah kadib markii habacsanaan ba'an soo food saartey mamaulka Cadde Muse uu madaxda ka yahay.

”
“

Yusuf Axmed Hagar (Dabaged) waxaana kulankani dhinacyadii ka hadlay si weyn ay uga doodeen qaabka ugu haboon ee xilagani lagu xasilin karo nabadgalyada guud ee Gobolka Hiiraan oo habacsanaan ay ku timid xiliyadii danbe.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
habacsanaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD