U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hagar

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HA5 xar
1

Isku ladidda hawl ama arrin wax ka qabashadeeda la isku lado; xoogdhabiil; dhagar.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haweenaydaas oo si hagar la’aana u qaba hawsha xafiiskeeda ee khuseeya Somaliland saddexdii sannadood ee tegay, isla markaana ay hawsha ka dhigtay mid dadku leeyahay, iyo Mr.

”
“

Wasaarada Waxbarashadu Miyaanay Masuul Ka Ahayn Iskuulka Kala-Baydh Ee Dumay Haddaba waxay Kala-Baydh, si hagar la’aan ah uga ooman tahay dakhliga intaa le’eg ee maalin walba laga sii sido, kaas oo ah hal bacaad lagu lisay.

”
“

Balad-weyn (AllPuntland) - Gudoomiyihii hore ee Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa dhaq dhaqaaqyo ka bilaabay duleedka Magaalada Balad-weyn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hagar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD