U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhegeyso

Fal Gudbe (3)
Naxwe-stay, -satay
Xaraf DHSubg DHE8 xar
1

Dhawaaq, shanqar iwm dheg u dhigid.

2

Cid hadal loo soo jeedinaayo ismoogeysiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhegeyso lahjadaha lagaga hadlo meelo kala duwan.

”
“

Dhegeyso suuradda Al-towbah 34 Madaxdii xukumaysay Shaam ayaa dhibsaday dhaqdhaqaaqa uu wado Abuu Dar.

”
“

Halkan ka dhegeyso dooddii dhex martay Duqa Magaalada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur iyo Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada Puntland Cali Jaamac Faarax Cali-Buureed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-stay, -satay

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhegeyso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD