U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gini

Magac Lab
Xaraf GSubg GI4 xar
1

ld geni. gobo'lee

Tusaale Dheeraad ah3

“

Leeds waxay ku doodaysay milyan oo gini, haddase waxay oggolaatay qiime intaa ka yar.

”
“

Udinese ayaa ugu horraysa kooxaha dalabka u soo qortay, inkasta oo ay kala badh ku baayacday qiimihii laba sannadood kahor ay ku soo iibsatay oo ahaa 12 milyan oo gini.

”
“

Wenger wuxuu ku dhaadanayaa inuu weli ka rag wanaagsan yahay Manchester United oo ay colaad-wadaag yihin, inkasta oo kooxda Old Trafford jebisay rikoodhkii qiimaha ciyaaraha England, markay 30 milyan oo gini kula wareegtay Rio Ferdinand.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gini - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD