U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gentaal1

Magac Lab
Xaraf GSubg GE7 xar
La Mid Ahgantaal1Magac Lab
1

Wax la ganay oo fallaar iwm.

2

Qalab ama hub halis ah oo meel fog wax ka dila.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Gentaal saaka ku dhacay deegaanka Towfiiq ee gobolka Banaadir ayaa la xaqiijiyay inay ku dhineen laba qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen shan qof oo kale, waxaana madaafiic badan ay maalintii saddexaad ku dhacaysaa suuqyada Bakaaraha iyo Suuq bacaad.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gentaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD