U gudub nuxurka bogga
SABAAD

idman

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf ISubg ID5 xar
1

Wax hawl fulinteed u madax bannaan ahaansho (cid).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Pantelli Pietro, Guddoomiye Idman, Febraayo, 1941 Olivieri Aliveri, Guddoomiye Idman, Abriil 1950, wuxuuna xilka Guddoomiyenimo ku wareejiyey maamulkii AFIS.

”
“

Keenadiid Axmed Yuusuf, Guddoomiye Idman, 30-kii Agoosto 1962 Axmed Muudde Xuseen, Duq Magaalo, 2-dii Jannaayo 1966 Cumar Xasan Maxamuud (Istarliin), Duq Magaalo, Febraayo, 1969 Dr.

”
“

Said Fahiye in aan Gaarriye Miisaanka maansada aqoon u lahayn, sababta uu sheegtayna tahay markii golayaashii guulwadaynta kaariye ka sheegtay, Aqoonta uu leeyahay Maansaduna waa intii uu ka bawsaday Professaka idman Caraale Diiriye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

I · ID

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
idman - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD